Somaliland Canadian Congress
SOMALILAND CANADIAN CONGReSs


CONGRÈS CANADIEN Du SOMALILAND
Somaliland Canadian Congress
May 16, 2022
COMMUNIQUÉ - SOMALILAND CANADIAN CONGRESS
For immediate release
May 16, 2022
Ku: Xuska 18 May waa Astaan Qaran iyo Maalin Qaran
Ururka Somaliland Canadian Congress ee u ololeeya ictiraafka Somaliland iyo horumarka dadka iyo dalkaba wuxu ku baaqayaa in la dhawro midnimada iyo Qaranimada Somaliland.
Somaliland Canadian Congress wuxu soo jeedinayaa in guud ahaan Shacabka Somaliland si weyn oo waddaniyadi ku dheehantahay ugu dabaaldagaan xuska 18 May oo ah Astaan iyo Maalin Qaran.
Somaliland Canadian Congress waxa uu Madaxda Sharafta mudan ee Xisbiyada Mucaaridka ah u soo jeedinayaa in ay dhawraan Astaanta iyo Maalinta Qaranka oo ay joojiyaan dabaaldagga gaarka ah kuna biiraan dabaaldagga Qaranka.
Guul iyo gobanimo.
Mohamed Abdillahi Nur Director of International Affairs
Ottawa, ON
Canada
SOMALILAND CANADIAN CONGRESS
CONGRÈS CANADIEN DU SOMALILAND
